DAMACA ETHIOPIA EE KU AADDAN BAD RAADINTA IYO SIDA AY U HURISAY XASILOONI LA’AANTA GEESKA AFRIKA

  WARQAD CILMIBAARIS – Nov. 2024 Geeska Afrika waxa uu muddo dheer soo ahaa mid ka mid ah meelaha ugu rabshadaha badan dunida, waxaana harqiyey colaado iyo carqalado joogto noqday. Lixdankii sano ee la soo dhaafay waxaa soo maray noocyo kala duwan oo rabshado ah, colaado sokeeye, isku dhacyo u dhexeeyaan dalal, iyo ugu dambeyn […]

DAMACA ETHIOPIA EE KU AADDAN BAD RAADINTA IYO SIDA AY U HURISAY XASILOONI LA’AANTA GEESKA AFRIKA Read More »